updated 2:38 PM MDT, May 27, 2017

Video heeso

Daawo Barnaamijkii sanadka cusub 2015

Daawo Barnaamijkii sanadka cusub 2015

More details
Tartankii Fanka iyo Fanaaniinta HCTV Finalka DAAWO

Tartankii Fanka iyo Fanaaniinta HCTV Finalka DAAWO

More details
Qaybihii ugu dambeeyay tartankii Fanka iyo Fanaaniinta -DAAWO

Qaybihii ugu dambeeyay tartankii Fanka iyo Fanaaniinta -DAAWO

More details
 Tartanka Fanka Iyo Fanaaniinta HCTV VOL 9  DAAWO

Tartanka Fanka Iyo Fanaaniinta HCTV VOL 9 DAAWO

More details
Tartanka Fanka Iyo Fannaaniinta HCTV Vol 8  DAAWO

Tartanka Fanka Iyo Fannaaniinta HCTV Vol 8 DAAWO

More details
DAAWO: Barnaamijka Heesaha Hirgaley oo Muqdisho ka furmay

DAAWO: Barnaamijka Heesaha Hirgaley oo Muqdisho ka furmay

More details
Tartanka Fanka iyo Fanaaniinta HCTV Vol 7 DAAWO

Tartanka Fanka iyo Fanaaniinta HCTV Vol 7 DAAWO

More details
Barnaamijka tartanka Fanka iyo Fanaaniinta Vol 6 Daawo

Barnaamijka tartanka Fanka iyo Fanaaniinta Vol 6 Daawo

More details
Barnaamijka Fanka iyo fanaaniinta HCTV vol5

Barnaamijka Fanka iyo fanaaniinta HCTV vol5

More details
Habeenkii Mursal Muuse iyo Sharaton Djibouti Daawo

Habeenkii Mursal Muuse iyo Sharaton Djibouti Daawo

More details

Taariikhda Madaxweynaha cusub

  • Published in Wararka

Xafladii xilwareejinta madaxweynaha Soomaaliya 16.9. 2012 daawo Video-riixhalkan

Xasan Shiikh Maxamuud waa nin aqoon yahan, isla markaana u dhaqdhaqaaqa ururada bulshada.

Waxa uu u soo shaqeeyay hey'ado caalami ah iyo kuwo waddani ah oo oo nabadda iyo horumarinta ka shaqeeya.
Wararka la xiriira

Xasan Shiikh waxa uu ka qalin-jabiyay jaamacadda qaranka ee Soomaaliya sanadkii 1981.


Waxa uu sii waday waxbarshadiisa isagoo aaday dalka India halkaasi oo ka qaatay shahaadada labaad ee jaamacadda Bhopal University 1988.

 

Shan sano kadib waxa uu u shaqo bilaabay hey'adda sanduuqa badbaadada carruurta ee Qaramada Midoobay, oo uu u noqday sarkaalka waxbarashada ee bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya ilaa Nabad ilaaliyaashii Qaraada Midoobay ay ka baxeen Soomaaliya sanadkii 1995.

Waxa uu wax ka aasaasay machadka SIMAD ee magaalada uqdisho oo lagu barto culuunta maamulka iyo horumarinta, oo markii dambena uu ka dhigay jaamacadda SIMAD.

Sanadkii 2011, waxa uu aasaasay xisbiga Nabadda iyo Horumarinta, waxaana uu ilaa hadda yahay guddoomiyeeda.

Waxa uu ku hadlaa luqadaha Ingiriis iyo Soomaali.

 

khudbadii gugu hores

Khudbadii Murashax nimo XASAN SHEEKH MAXAMUUD 08 09 2012 Khudbadii madaxweynaha XASAN SHEEKH MAXAMUUD
 
 

 

Google+