updated 7:42 AM MDT, Jul 30, 2017

Wadamada Itoobiya, Yugandha iyo Kiiniya oo diiday baasaaboorka cusub ee Somalia in lagu galo dalkooda.

  • Published in War


NAIROBI-(Dillapress.com) Wararkan ayaa waxa ay soo baxeen kadib markii ay dawlada Soomaaliya shaacisyay inuu dhamaaday wakhtigii baasaaboorkii
cagaarka ahaa ee Jamhuriyadda Demograadiga Soomaaliya ku qornayd, shaaciyeena in baasaaboor cusub oo loo yaqaan E.passort

ay sameeyeen oo lagu wareejiyay bixitaankiisa shirkad Turkiya.Safaarada Soomaaliya ee ku kala yaal wadmadda Konfurta Sudan, Kenya, Yugandha iyo Etoobiya ayaa shaaciyay todobaadkii hore  in la joojiyay bixitaanka baasaaboorka, ayaga oo ku sheegay sobobta ya u joojiyeen inay tahay in dawladda Soomaaliya ku wargalisay inay samaynayaan Passport cusub oo ay soo samaynayaan shirkad Turkiya arintan ayaa waxa walaac ma muujiyay kumaan kun oo Soomaaliyeed haysta baasaaboorkii hore kuna jooga wamadamo kale, qaarkoodna ganacsiguudo u xanibnaayo. wararkan ayaa mar horaysay si rasmi ah loo shaaciyayBasaaboorkii Somalia ee cagaarnaa oo la mamnuucay+muuqaal

Tagged under Somalia
 
 

 

Google+