updated 7:33 AM MST, Nov 17, 2017

Somaliland oo mar labaad riyoonaysa baasaaboor aan jirin cidna aqoonsanayn




Waxyaabaha lala yaabo ee ay Somaliland ku ka cayso waxaa kamida lacagta beenta ah iyo Baasaaboorka beenta ah  iyo waliba Wasiir
Arimo dibadeed oo aan jirin , Somaliland waa maamul goboleed kamida maamul goboleedyada hoos yimaad Dowlada Federaalka Soomaaliya
ee aduunku si rasmiya u aqoonsaday.

Somaliland iyo puntlad midna sharci uma laha inay baasaabooro iyo wasiir arimo dibadeed yeeshaan. Caalamkana kama ay dhicin
wadan aan 1 dowlad aqoonsannayn oo Wasiir Arimodibadeed leh iyo baasaaboor ay ku socdaalaan, tolow ayaa aqoonsan ee VISE siinaya
wadankee ayay xiriir Arimo dibadeed leeyahiin.

Tusaale ahaan Maraykanka waa dolwad federaala oo 52 maamul goboleedyo hoos yimaadaan. waligiin magagasheen wasiirka arimaha dibada ee
California ama wasiirka Arimaha dibada ee Texas ama baasaaboorka California, Jawaabtu waa mala.

Hadaba waxaa dacaayad rakhiisa oo Somaliland ka iibinayso shababka  masaakiinta ah ee 24 been lagu maamulayo ee dawlad ayaa nahay da la hayo

Wasiiradu marka ay Vise dalbanayaan waxay gaataan baasaaboorka Somalia. dadka shacabka ahi waxa ay ku jiraan godoon
hadii ay baasaaboorka Sooomaaliya ku safraan waa la xidhaa waliba waa la jidhdilaa Soomaaliweyna ayaad tahay aayaa lagu xukumadaa

Kharashka E-passport aan jirin lagu bixinaayo waxaa ka fiicnaan lahayd in shacabka daraynyaysan lagu caawiyo.

Tagged under Somaliland Somalia
 
 

 

Google+