updated 6:23 PM MDT, Mar 28, 2017
A+ A A-

TAAGEERO, BAAQ IYO DIGNIIN


Anagoo
ah jaalidda kasoo jeeda Gobollada galbeedka Somaliland kuna nool magaalada
Toronto ee dalka Canada, waxan halkan ka diraynaa Taageero, Baaq iyo Digniin ku
saabsan wada lahaashaha ama kala lahaasha dalka Somaliland:

TAAGEERO:

Waxan

ee lagu raadinayo xuquuqda dadka ka soo jeeda Gobollad galbeedka Somaliland.
Waxan ku boorinaynaa odayaashaa inaanay marnaba ka tanaasulin waxay xaq u
leeyihiin. Waxan ku wargalinaynaa inaan garabkooda taagannahay hadh iyo
habeenba.


 

BAAQ:

Waxan
ugu baaqaynaa dadka reer Somaliland ee ku nool dalka gudihiisa iyo debaddiisaba
inaan la doodsiyin lana dafirin cidkasta oo deggan dalka, loona ogolaado waxay xaq
u leeyihiin. Waxan xasuusinaynaa reer Somaliland inaan cidna laga ogolaanayn
cadaalad daro, sad-buursi iyo isku-dulnoolaasho.

 

DIGNIIN:

Waxan
uga digaynaa dawladda Somaliland ee u ka madax yahay Mudane Axmad Maxamad
Maxamuud Siiraalyo inanay Somaliland ku dhimanin dhabtooda oo ay dalka ku soo
dabbaalaan cadaaladii iyo sinaantii dawladnimo. Waxa kale oon aan uga digaynaa
Madaxweynaha inaanu odayaashaa Hargeisa ugu yimid ee xaq-doonka ah Borama ku celin
iyagoo fara-madhan.

 

MURTI:

Jaaliyada
Gadabuursi ee ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada waxay u murti ah in

Somaliland iyadoo beeshani wax badan soo samirtay haatanna ku rajoweyn in la
helo jawaab u cuntanta dalabka odayaasha ku sugan Hargeisa mudo todobaad ka
badan.

 

 

Wa
Billaahi Towfiiq

Jaaliyadda
Gadabuursi

Toronto, Canada.
               

Tagged under Magaalo
 
 

 

Google+