updated 5:17 PM MDT, Jun 24, 2017

Somaliland oo mar labaad riyoonaysa baasaaboor aan jirin cidna aqoonsanayn




Waxyaabaha lala yaabo ee ay Somaliland ku ka cayso waxaa kamida lacagta beenta ah iyo Baasaaboorka beenta ah  iyo waliba Wasiir
Arimo dibadeed oo aan jirin , Somaliland waa maamul goboleed kamida maamul goboleedyada hoos yimaad Dowlada Federaalka Soomaaliya
ee aduunku si rasmiya u aqoonsaday.

TAAGEERO, BAAQ IYO DIGNIIN


Anagoo
ah jaalidda kasoo jeeda Gobollada galbeedka Somaliland kuna nool magaalada
Toronto ee dalka Canada, waxan halkan ka diraynaa Taageero, Baaq iyo Digniin ku
saabsan wada lahaashaha ama kala lahaasha dalka Somaliland:

TAAGEERO:

Waxan

ee lagu raadinayo xuquuqda dadka ka soo jeeda Gobollad galbeedka Somaliland.
Waxan ku boorinaynaa odayaashaa inaanay marnaba ka tanaasulin waxay xaq u
leeyihiin. Waxan ku wargalinaynaa inaan garabkooda taagannahay hadh iyo
habeenba.

Shaqa la¨'aanta ku habsatay dhalinyrada iyo tahriibkii oo dib u bilowday



Dhalinyaradii ku DHaqnayd Guud ahaaan Gobolada Somaliland oo si Duur xula Beryihii u danbeeyaay uga sii jeeda wadanka ka dib Shaqo la,aan aad u culus oo soo foodsaartay Beryihii u Danbeeyay iyaga oo ka ladnaa muddo Dhowr bilooda Tahriibta ka dib markii uu Hamigoda ay ku jirtay waxaa Dalka ka dhacay isbedel Xukuumadeed Taas oo ay hada Dhalinyaradu ku tilmaamayaan Hunkoow ay ku habsaameen iyagoo xukuumadana ku tilmaamay mid aan waxa Qiima iyo Qadarin u lahayn wadanka iyo Dhalinyaradaba Madaxweyne siilaanyana uu Doonaayay oo kaliya sidii uu wadanka u Hogaaminlaah Ee aanu Doonayn inuu Abuuro Shaqo ay ku Nafaxaadan Dhalintii sida Hagar la,aantaa u soo Dooratay Madaxweyne Ahmed Mah-ed Mahuud siilaanyo.

SHaqala’aantan aya Dhalinyaradu ka cabanayaan ayaa waxaad Dareemaysaa

Gobol goosashada adduunyada ka dhacaysaa qarnigan 21 saamayn intee le,eg ayay ku yeelan kartaa gobolada galbeedka S/land ?Waa Qalinkii: Mohamed Mahamoud Shirdon (M.M.Shirdon

    Marka hore waxa Mahad leh Allah (SWT), Marka xigta waxa Mahad leh Dhamaan Saxaafada Madaxa Banaan ee sida Saxda ah  Umada Luqada Af-Somaliga ku hadasha Ugu Adeegta, Warka kiisa Saxana si Wacan oo Hufnaani ku jirto ugu soo Gudbisa, kiisa aan Dhagaha iyo Indhaha Dadka, u fiicnayna sida Xilkasnimo ku jirto u Maareeya iyo Dhamaan Qawmiyada ku Hadasha, Af-Somaliga Dhamaantoodna waxan ku wada Salaamaya salaanta Islaamka, ASALAAMU CALAYKUM WA RAXMA TULLAAHI TACAALAA WA BARAKAATU.
 

 
 

 

Google+