updated 1:42 PM MDT, Jun 27, 2017

Heeso dhagaysi ah








Qisadii ninkii NASABKIISA ku faanay ee naarta galay - Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (19)


Qofka aakhiro jano ma geeyo. Diinta Islaamka dadku waa ay siman yihiin. Ka bani-aadmiga ugu sharfta badani waa ka ugu dhawrsan. Waaqa umada iyo teenuba ma aha sidaas. Misaan kaa ka duwan ayaynu wax ku miisaanaa. Qisadni waa qiso uu nabigu inoogu sheegayo in aanay wax fiican ahayn ku faanida awoowyaal aanad garanayn waxa ay ku danbeeyeen. Fadlan qisadan, dhuux macnaheeda hadaad kartana sii gudbo Allah na ajar badan ha kaa siiyo.

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 22

Daawo Masjid Weerar lagu qaaday Magaaladda London


LONDON- (Dilla Press) Nin Baabuur wata ayaa Masjid agtiisa ku jiidhsiiyay dadkii masaajidka Ku cibaadaysanaayay waqooyiga magaaladda London abaara 4:50 salaadii subax.
Goobta loo yaqaan Finsbury, ugu yaraan hal qof ayaa dhintay tiro kalena waa dhaawac, Booliska Magaalada London ayaa ku magacaabay dhacdadad shilweyn laakiin umay aanayn in cidi ka dambaysay falkan, Waxaa loo malaynayaa inay ka dambaysay kooxda Mayalka adag ee loo Yaqaan EDL. ee ka soo horjeeda Islmaamka Britain

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 30

Wiilkii Tartanka Quraanka Imaraadkaa Isoo mastaaruriyay yiri oo been lagu qabtay Xabsiga Hargaysa la dhigay



HARGAYSA Laamaha amaanka Somaliland ayaa Iismaaciil Cumar Madar oo saxaafada ka sheegay in Imaaraadku Soo mastaafuriyay
iyaga oo ka caraysan dawlada federalka Soomaaliya ee Xulafadooda Raaciweyday Khilaafaadka Qatar, ayaa isaga oo U dhoofaaya Qatar Madaarka Hargaysa lagu xiray maanta kadib markii ay CID somaliland sheegeen in loo haysto been uu faafiyay kadib markii uu ku guuldaraystay tartankii Quraanka Kariimka,

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 28

DAAWO Qisadii ninkii boqolka qof dilay - Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (18)

Diinta Islaamku waa diinta rajada. Diinteena qofku si kasta oo u  albaabka rajada kama xirto. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waa qiso ku raja galinaysa qof kasta oo xaqa Allah garan waayay. Fadlan daawo siina gudbi hadaad awoodo.
 

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 26

Warkii UniversalTV ka baxay 16.6.2017

Halkan ka daawo wararkii telefishanka Universal ka baxay

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 34

Subcategories

 
 

 

Google+