updated 1:21 PM MDT, Jul 21, 2017

Heeso dhagaysi ah








Cabdirahmaan Faroole oo weeraray guriga Cabdiwali Gaas , furin dagaalna isaga furay Gal-mudug


Wuxuu kala wareegey Hub iyo gaadiid uu doorashada u diyaarsaday

,

  GAROOWE Wararka ka imanaya Magaalada Garowe ayaa sheegaya C/raxmaan farroole in uu xoog  ugala wareegey Ciidamo iyo Hub uu lahaa Ra’isal Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax u taagan Xilka Madaxtinimada Puntland.

Ciidamada iyo Hubka uu la wareegey C/raxmaan farroole ayaa lagu sheegay in ay kala ahaayeen Gaadiid dagaal oo gaadhaya ilaa afar iyo Gaadiid la sheegay in ay gaadhayaan ilaa sadax gaadhi oo Nooca Runetka ah iyo Surf kuwaas oo ay haysteen Maleeshiyo ay isku beel yihiin C/weli Gaas.

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 569

Warkii Somalichannel 03.11.13

Halkan ka daawo warkii oo dhan

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 503

Warkii Somalichannel 22.10.13

Hoos kala soco warkii oo dhan

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 540

Kulan looga hadley sidii loo horumarin lahaa Ilaha dhaqaale ee Dawdaladda hoose ee Borama+daawo

BORAMA-(Dillapress.com) Kulan looga hadlayay sii loo hormarin lahaa ilaha dhaqaale ee degmada

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 1255

Askari Maraykan ah oo ka badbaadey Black Hawk down -oo muqdisho Buuqday+muuqal

MUQDISHO-(dillapress.com)
-Akari ka badbaadey mid kamida labadii diyaaradood ee dagaalkii Maxamed Faarax caydiid iyo Maraykanka ku dhexmaray
Magaalada Muqdisho oo buuqasho ku aaday magaaladaasi soona arkay goobtii ay diyaaradu ku dhacaday-

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 2186

Subcategories

 
 

 

Google+