updated 7:33 AM MST, Nov 17, 2017

Heeso dhagaysi ah








Madaxweynaha Somalia oo Codsaday Is casilaadda Ra'iisal-Wasaaraha

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu ka codsaday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid inuu iscasilo.

Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay ilo kala duwan oo ay ku jirana ilo wareedyo ka tirsan dawladda Soomaaliya balse magacooda qariyey maadaama aan loo oggolayn inay arrintan ka hadlaan ayaa idaacadda VOA u sheegay in madaxtooyada Soomaaliya ay dalabkaasi u bandhigtay Ra’iisul Wasaare Saacid, oo wararku sheegayaa inuusan aqbalin markiiba.

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 550

War-saxaafadeed :Madaxweyne Xasan “Caalamku waa inuu Gurmad deg-deg ah la soo Gaaraa Dadkii ay Saameeyeen Duufaanta Cyclone

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta wuxuu si khaas ah ugu tacsiyeeyay eheladii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen muwaddiintii ku geeriyooday duufaanihii ka dhacay Soomaaliya, gaar ahaan xeebaha Puntland.

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 502

Police-ka Costa Rica oo qabtay 2 nin oo Soomaali ah oo u tahriibayay Maraykanka iyo boqolaal khadkaasi ka galey

SAN JOSE (dillapress.com) Ciidamada Bilayska ee wadanka Costarica ayaa gacanta waxa ay ku dhigeen seddex nin oo Afrika ka yimid laba
Soomaali ah iyo mid Eriterian ah. 29 bishii hore ee Oktober 2013ka . seddex dan nin ayaa waxa ay ka mid ahaayeen rixlo
muhaajiriin Afrikaanka oo gaaraysa ilaa  14 qof oo ay midi Haweenay

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 623

Warkii Somalichannel 11.11.13

Halkan ka daawo warkii oo dhan

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 681

Shirkaddaha shiidaalka oo walaac weyni ka soo food-saaray Haamaha keydka Shiidaalka ee Berbera

Maraakiib shiidaal oo toddobaad la’ meel ay shiidaal iskaga shubaan

Berbera(Waaheen) Ganacsatada ka baayac-mushtareeya Noocyada kala duwan ee shiidaalka ayaa toddobaadkan kulan ka yeeshay dhawr caqabadood oo ka soo food-saaray isticmaalka Haamaha Shiidaalka Berbera, waxaanay ka soo saareen talooyin ay u gudbiyeen Xukuumadda.

Kulanka Ganacsatada ayaa la sheegay sida ay ilo wareedyo u dhuun dalloola dhaqdhaqaaqa Ganacsiga Shiidaalku Waaheen u sheegeen in uu ku soo beegmayo xilli Markab u raran Shirkadda HASS muddo toddobaad ah u taagan yahay duleedka Berbera kadib markii uu waayey meel uu ku shubo.

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 424

Subcategories

 
 

 

Google+