updated 7:33 AM MST, Nov 17, 2017

Heeso dhagaysi ah








Warka Telefishanka somalichannel 09.02.14

Halkan ka daawo warkii oo dhan

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 539

Borama oo lagu soo dhaweeyay murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID.

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID oo lagu soo dhaweeyay

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 385

Somaliland Mooshinkii ka dhanka ahaa Gudoomiyaha wakiilada oo baaqday iyo mooshinka Ka dhan ah Siilaanyo oo la horkeenay Golaha

Fadhigii manta ee golaha wakiilada somaliland oo manta loo balansanaa, in mooshino ka dhan ah gudoomiyahooda la hor keeno ayaa baaqday, ka dib markii xikdhibaano ka socda guurtidu ay ka codsadeen in ay hakiyaan fadhigan. Xildhibaanada golaha guurtida ka socday waxaa hor kacayey gudoomiye ku xigeenka 2 aad ee golahaasi.

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 531

Warka Somalichannel 08.2.14

Halkan ka daawo warkii ka baxay telefishanka Somalichannel

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 505

Somaliland Dagaalkii Siyaasadeed ee ugu adkaa oo maanta Golaha Wakiilada ku dhex maraya Madaxtooyada Iyo Cabdiraxmaan Cirro

Dagaalkii siyaasadeed ee  ugu adkaa ayaa la filayaa inuu maanta ka dhex qarxo xukuumadda Somaliland iyo guddoomiyaha golaha wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ka dib markii ay madaxtooyada Somaliland si aloosan u soo qorshaysay weerar ay kaga daba tagayso go’aankii ay golaha wakiiladu wax ka bedelka ku sameeyeen xeer hoosaadka golaha wakiilada.

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 602

Subcategories

 
 

 

Google+