updated 4:01 AM MDT, May 24, 2017
A+ A A-

Heeso dhagaysi ah








Daawo Wasiirka Maaliyadda oo Somalia oo sheegay in Malayin Dollar soo xerootay

MUQDISHO-Wasiirka Maaliyadda ayaa ka waramay waxqabadkiisa intii loo magacaabay jagadan waxaanu sheegy in malaayiin doolar uu soo xereeyay

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 2

Daawo Cali Kh.Galaydh oo Rajo xumo ka muujiyay in Koonfura Somalia Dawlad ka dhalayo" Qabyo waa halkeedii"

Riisul wasaarihii dawladii Carta ee Soomaaliya oo Rajo xumo ka muujiyay in Koonfurta Soomaaliya dawlad ka dhalato isaga oo ku sheegay dad aan u hogaan samayn inay bixiyaan cashuur iyo dawlad nimo "Qabyo waa halkeedii"

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 9

DAAWO:Qarax Lagu hoobtay oo ka dhacay Garoobka kubada Cagta ee Manchester United

MANCHESTER Qarax ka dhacay Garoonka Kubadda cagta ee kooxda kubadda cagta ee  Ingriiska  magaaladda Manchester ka dhacay oo ugu yaraan 19 qof ku dhinteen

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 12

Dhimashada Qaraxii Manchester oo ilaahada gaaray 22 qof 59 na waa dhaawac


MANCHESTER .(Dilla Press) Qaraxweyn oo aydad badani ku hoobteen ayaa lala beegsatay Xaflad ay qabanaysay Fanaanadda Ariana Grande,

dadka qaranxan ku dhintay ayaa u badnaa gabdho da'yara oo aad u jeclaa fanaanada Ariana Grande , waxaa kamid ahaa  Georina Callander oo u bogeeda ku qortay aad ayaan u jeclahay inaan bari ku arko, laakiinse wadkeedii ayay aragtay waxaanay ku dhimatay Qaraxii iyadda iyo hooyadeedba tiradda guud ee dadka dhintay ayaa gaaraya 22 qof halka 59 ay dhawacyo soo gaareen Haweenayda  Raiisul wasaaraha ka ah Britain May ayaa sheegtay in uu ahaa fal fulay nimo argagixiso, waxaanay ku dartay in Boolisku garanayaan cidii ka dambaysay

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 13

Daawo Waraysiga Cali Khalif Galaydh ee Socdaalka Hargaysa oo dhan

Halkan ka daaawo ujeedadiisa socdaalkaasi uu Hargaysa ku aaday oo dhan

  • Written by Abdullahi
  • Category: Wararka
  • Hits: 10

Subcategories

 
 

 

Google+