updated 4:01 AM MDT, May 24, 2017
A+ A A-

Naag wax lala yaabo ku samaysay tukaan +daawo

Halkan ka daawo kamarada tukaanka ilaalisa oo qabatay naag tukaan balaayo ku samaysay

 

Culimada sayniska oo ogaaday in sonkorta badan doqoniimo laga qaado

Cilmibaadhayaal u dhashay wadanka Maraykanka oo waxka dhiga Jaamacadda la yidhaa University of California Los Angeles (UCLA)  ayaa ogaaday in qofka sonkorta badan isticmaala
iyo qofka sonkorta yar istimcaalaa ay kala maskax iyo kartiba badan yahiin.

Sonkorta badan maskaxda ayay wax u dhintaa ayay  Culimadda sayniska ee ikhtiraaca sameeyay ku qoreen
warbixin ay ka soo saareen jaamacadda University of California Los Angeles (UCLA) ., oo ku soo baxday majaaladda la yidhaa Journal of Physiology.


Ikhtiraacan ayaa lagu ogaaday laba jiir oo mid kood la siiyay sonkorta khudaarta  mida  sonkor lagu daray OMEGA 3
6 usbooc kabacdi, Jiirkii sonkorta omega 3 oo ah (saliida kaluunka ) ayaa isagu noqday mid firfircoon,
halka midkii sonkorta loogu daray galayda uu noqday mid doqona oo laysi ah waxna aan barankarin oo aan xasuusan waxay ahayd
shaqadii loodiray.
Unugyada maskaxda ee jiirkaasi la siiyay cuntada sonkorta ayaa noqday qaar aana shaqaynayn,si daa dareedeed jiir kii waxa uu noqday mid maskaxda wax uga dhinmeen.

Mid kamida saynisyahanada ikhtiraaca sameeyay oo lagu maga caabo Gómez-Pinilla ayaa yidhi " baadhitaan kayagu waxaa
kuu cadaynayaa in cuntada aad cuntaa raad ku leedahay sida aad u fikirto, ikhriraacan ayaa noqday mid dhaqan galay oo sonkorta la ogaaday in aanay waxfaadiido ah u lahayn jidha qofka bani'aadamka ah.

 

Dillapress.com / Journal of Physiology.

Gabadh U Dhalatay Dalka Maraykanka Oo Huruday Mudo Laba Bilood Ah

 

Shacabka ku dhaqan qeybaha kala duwan ee dalka Maraykanka, ayaa waxay si weyn ay u hadal-hayaan gabadh 18-jir ah oo u dhalatay dalka Maraykanka oo jabisay iskoorka hurdada.  Gabadhan oo lagu  magacaabo Kleine Levin  oo u dhalatay dalka Maraykanka, ayaa waxay jabisay iskoorka hurdada, iyada oo huruday muddo dhan laba bilood arintana waxa ay   layaab ku noqotay shacabka degan dalka Maraykana.

Kleine Levin ayaa waxay habeen iyo maalintii ka seexan oo hurudo ku dhamaysan jirtay 23 saacadood, iyada oo halka saac ee dheeraadka ah lumin jirtay wax cunis iyo cabis.

Laba waalid ee dhalay Kleine Levin, ayaa waxay sheegeen in Kleine Levin ay tahay gabadh aad u madax adag, waxayna sheegeen in ay diiday in ay tagto Jaamacadda ay dhigato, waxa kale oo ay sheegeen waalidka dhalay Kleine Levin in ay hurdo ku dhameysatay maalintii ay dhalashadeeda ahayd.

Kleine Levin oo iyadu jabisay iskoorka hurdada markii ay hurudo ku qaadatay laba bilood oo xidhiidh ah, ayaa waxay sheegtay in arintani ayna ugu tallo gellin in ay ku soo caan baxdo, laakiin ay sheegtay  in ay ugu talo gashay in aan hesho hurdo ku fillan oo nasasho leh.

Haatuf

 

gabdhaha aduunka ugu caansan sida Paris Hilton iyo kalmadahooda doqonimada leh

Britney spears jaban waxa ay ku taal Afrika
 Heesaaga caanka ah Britney spearks maxay ka taqaan juquraafiga, aduunka inta uu u kala baxo
iyo wadamada caalamka .
fanaanadan  caanka ah ee reer maraykan ayaa waxa ay tidhi
" waligay liiska dhoofka ee nacaybka kuma darsan Japan, waayo waan jecelahay inaan kaluumaysto,
waxaan maqaley sigu caan ka yahay Afrika, iyo waxa ay ahaystaan cuntooyin kale oo  kalunka ah.


Paris Hilton,


"May may waligay maan tagin England , waxaan tagay London"

Brooka shields


"sigaarku waa dilaa  hadii aad dhimato waxa aad weysay qaybtii ugu mahiim sanayd
jidhkaaga".

 

Cyndi Lauper


 "hadii aad galmooto waxaad khatar ugu jirtaa inaad dhimato, dhimashadana lama soo celin karo"

 

waxan aan ka soo xiganey MSN.NO riix halkan

http://style.no.msn.com/tendenser/dumme-kjendissitater#image=7

Nin u dhashay Taiwan oo sheegay in aduunka Larogayo,

Nin u dhashay jasiirada Taiwan ayaa sheegay in aduunka la rogayao bisha lixaad ee soo socota,taasi waxa ay cabsi galisay dad badan oo reer Taiwan ah kuwaasi oo baxay dhulka joogiisu ka sareeyo bada iyo buuraha waxaanay gateen Kontiinaro ay ku qaateen alaabahoogii,
Dadaka saalaadiya ee sheega in dhulgariir ama yoomal qiyaamuhu dhacayo ayaa lagu soo rogay ganaax lacageed oo badan. dhanka kale

Waxaa soobadanaya saadaalaha lasii saadaalinyaayo shiida ama yooman qiyaamaha niman u dhashay wadanka Brazil oo ah Hindidii dhulkaasi loogu tagay oo ku dheereeya cilmiga xidiginta ayaaiyaguna sheegay in aduunka la rogaayo 2012ka , Holywood ayaaa iyadna samaysay film lagu maga caabo 2012 oo sheegaya Joomal qiyaamaha.

 
 

 

Google+