updated 4:06 PM MDT, Mar 27, 2017
A+ A A-

Qiso Jaceyl oo dhaba Aamina Waris oo jaceyl xanuun badan oo ay u qaaday samaale la taagdaran

Dillapress.com waxa ay aqristayaasheeda u haysaa qisadi  jaceylka dhabta ahaa ee

lamagac baxday Cadi Casiis Iyo Aamina Waris

Siilaanyo oo Furi raba islaantiisa kadib markii ay jaceyl Xanuun badan u qaaday CabdiCasiis Samaale Aamina waris oo jaceyl la taagdaran ayaa waxa ay ku hadaaqday eryadan
nafta muxubo guuniyo

ku gadaan tay caashaqa

waxse gubaye maankee

ii liicin kar geeska

gayigani fogaadiyo

garashadan saboolkee

hoheey laba geesood!


Warar ka naga soo gaarata aqalka madaxweynaha ismaamulka Somaliland la magacbaxay ayaa waxa ay sheegayaan in jaceylka ay xaaska siilaanyo qaaday uu aad ugu sii balaartay heer ay gaartay in miisaankeedu hoos u dhaco iyada oo markii hore caga cagaynaysay
190 kg Ayaa waxa hada ay sii maraysaa 78 Kg.
Arinta la soo daristay Aamina waris ayaa ah laba daran mid dooro Raqda sariirta kuu dultaala oo aad xafaayada ka badasho iyo inaad
wadaadka xooga weynleh guursato. Aamina waris ayaa rabta inay iska furto raqda
mana aha madaxdii ugu horeysay ee is fura tusaale ahaan hadii aan soo qaadano madax weynaha Ruushka Vladamir Putin
ayaa waxa uu furay xaaskiisa  Lyudmila sanadkii 2014.laakiin siilaanyo ma rabo inuu ceeboobo waanu diidan yahay inuu furo.

Cabdi casiis samaale ayaa ku daadiyay Amina waris markii hore waxaanay isku degday inay kubsato.

Cabdi casiis samaale ayaa kadib markii xilka laga qaaday sheegay inuu bari yahay oo hadii khamiiskiisu dhabarka ka jeexan yahay
inay xoogtay naagta siilaanyo qabo oo dib u qalqaali yoowaday sidii inan yar oo 15 jir ah, kadib markii uu siilaanyo noqday raq sariirta dultaala oo xafaayada uun ay ka badasho.

Cabdicasiis samaale waxa uu tusaale si maldahan ugu soo qaadtay qisadii Nabi Yuusuf *CS * ee ahayd hadii khamiisku dhabarka ka jeexaan yahay iyada ayaa xoogaysay uu quraan ku sheegay.

Taasi oo cadayn u ah qasidan jaceylka xanuunka badan ee wareemay Aamina Waris.Dad badan ayaa waxa ay u haystaan in la fadeexaynayo
Aamina waris laakiin dadka yaqaanay waxa ay islamarkii xumaysanayaan in qisadan dhabtayay sobobtoo ah Aamina Waris dhaqan keeda

Aamina Waris waa tuma?

Aamina Waris waxa ay aad u dheeshee ciyaarta islaba roga ah ee aad ay uga helaan dhalinyaradu ciyaartaas oo afka qalaad loo yaqaan
HIPHOP hadii aad tagto madaxtooyada markasta waxaa lagu qabtaa ciyaaro iyo Tumasho lagu burburiyo hantida dan yarta iyo cashuur
maalin walba laga qaadayo islaam maanta oo dhan bacadka tamaad xabuub ku gadaysay.
Madaxtooyadu waxa ay u eegtahay goob Night Club ah oo ay ku tuntaan asaaxbta aamina waris iyo wasiirada qaartood oo habla yaryar oo under age ah garabka iska lulaayo.
 

  • Written by Contributor
  • Category: Dhacdooyinka

Daawo Wasiir Samaale Qisadaydu waa tii Nabi Yusuf.Xaaska Siilaanyo oo jeclaatay

HARGAYSA-(Dillapress.com) Halkan waxaan idiinku haynaa Qiso Cajiiba oo jaceyl ah oo ka dhacday magaalada Hargaysa  Qaas ahaam Aqalka Madaxweynaha Ismaamulka Somaliland., Siilaanyo.

Qisada Jaceylka Xaaska Siilaanyo Uqaaday Wasiir Samaale ee sosobay in Xilka laga qaado. kadib markii loo geeyay Siilaanyo hadal laga duubay wasiir Samaale oo leh islaantu iyadaa i rabtay  oo tiri odaygu gogoshii ayuu gabay ana waan ka diiday inaan gogol dhaaf la sameeyo "Qisadaysu waa tii Mabi Yuusuf" saas waxa yiri Wasiir Samaale oo Naagta Siilaanyo xoogi gaartay,Cajiib

 Aamina Waris mudo badan Jeclayd Samaale ayaa diiday inuu gogol dhaaf la sameeyo  taasi waxeey sababtay iney Aamina Odaygeeda Siilaanyo ku tiraa wuxuu Cabdi Casiis Samaale igu yiri "Anaa ku guusa sanayee Fur siilaano”


Samaale qofkii la hadlaayay oo dumar ahaa wuxuu ugu jawaabay

-Islaantu iyadaa cabaneysay oo laheyd Odaygii qalaas waa ka dhamaatay oo rajo sariir kama qabo ,anigana waa ka diiday macsi maxaa yeelay nin Ahludiina ayaan ahay

Samaale oo ka sheekeeynaa arrimahaas ayaa laga duubay kadibna waxaa loo geeyay Aamina iyo Siilaanyo.

Hadalka laga duubay samaale oo sobob u noqday in xilka laga qaado.

Sikastaba ha ahaatee,Cabdi Casiis Samaale ayaa qisada si maldahan uga sheekeeyay,wuxuuna meesha ku duray Wasiirad Zam Zam oo xantu sheegtay iney wax walba ka maleegtay daaha gadaashiisa si ay xilka Samaale ula wareegto

  • Written by Contributor
  • Category: Dhacdooyinka

Daawo dood aad u xaas xaasi ah- Dood wadaag

Halkan waxaan diidnku soo gudninaynaa dood aad u xaas xaasi ah oo lagu lafa guraayo Soomaaliya shaqsiyaad aan aamin sanayn Jirintaanka Soomaaliya oo ku jira Baarlamaanka Federalka una ololaynaaya maamul beeleedka Somaliland

  • Written by Contributor
  • Category: Dhacdooyinka

Daawo Askari Somali ah oo Itoobiya maxbuus u ahaa sidii loo galay dagaalkii 77 Itoobiya

Halkan waxaa idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal aad u xanuun badan nin ka sheekeynaaya  sidii loo jidhdiley iyo maxaabiistii uu la xirnaa ee Soomaaliyeed,ee jidh dilka u dhintay, Askari ay naftu ka baxay isaga oo qaadaya heestii Cabdi Kaamil Cawaale Calankeyga Nuurow hadii aanan soo noqon alahayow ku nabad gali isga oo lagu kari waayay waar ashahaado balse heestaa ay kaga dhagtay carabka

  • Written by Contributor
  • Category: Dhacdooyinka

Daawo Daahir Calasow saado Cali waxa dilay Dahabshiil (Investigative Journalist)

Wariye Daahir Calasow oo keenay dokumentiyo ku saabsan dilkii Saado Cali warsame,Xiriir ka dhaxeeya Dahabshiil (Xdhiigshiil) Iyo alshabaab Somaliland

  • Written by Contributor
  • Category: Dhacdooyinka
 
 

 

Google+