updated 1:42 PM MDT, Jun 27, 2017

Daawo Masjid Weerar lagu qaaday Magaaladda London

  • Published in Wararka


LONDON- (Dilla Press) Nin Baabuur wata ayaa Masjid agtiisa ku jiidhsiiyay dadkii masaajidka Ku cibaadaysanaayay waqooyiga magaaladda London abaara 4:50 salaadii subax.
Goobta loo yaqaan Finsbury, ugu yaraan hal qof ayaa dhintay tiro kalena waa dhaawac, Booliska Magaalada London ayaa ku magacaabay dhacdadad shilweyn laakiin umay aanayn in cidi ka dambaysay falkan, Waxaa loo malaynayaa inay ka dambaysay kooxda Mayalka adag ee loo Yaqaan EDL. ee ka soo horjeeda Islmaamka Britain

 

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+