updated 7:42 AM MDT, Jul 30, 2017

Wiilkii Tartanka Quraanka Imaraadkaa Isoo mastaaruriyay yiri oo been lagu qabtay Xabsiga Hargaysa la dhigay

  • Published in Wararka



HARGAYSA Laamaha amaanka Somaliland ayaa Iismaaciil Cumar Madar oo saxaafada ka sheegay in Imaaraadku Soo mastaafuriyay
iyaga oo ka caraysan dawlada federalka Soomaaliya ee Xulafadooda Raaciweyday Khilaafaadka Qatar, ayaa isaga oo U dhoofaaya Qatar Madaarka Hargaysa lagu xiray maanta kadib markii ay CID somaliland sheegeen in loo haysto been uu faafiyay kadib markii uu ku guuldaraystay tartankii Quraanka Kariimka,

Sidookale wakiilka Imaaraadka Carabta u fadhiya Somaliland ayaa saxaafada u sheegay in wiilkaasi aanu la socodsiin
Wasaarada diinta iyo Awqaafta Somaliland oo ay Dawladda Federalka Soomaaliya u dirsatay Tartanka kadibna markii uu Guuldaraystay uu been Abuurad Sameeyay

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+