updated 7:42 AM MDT, Jul 30, 2017

War degdega Eriteria oo dhul ka qabsatay Djibouti kadib Markii Ciidanka Qatar ka baxay

  • Published in Wararka



Dawlda Djibouti ayaa sheegatay in ciidanka Eritariya ay qabsadeen dhulkii ay iski haysteen, kadib markii Xiriirka Qatar iyo Djibouti uu xumaaday, saas waxaa saxaafada u sheegay sarkaal sare oo ka tirsan dawlada Djibouti, Ciidanka ayaa isasoo tubay Buuraha dhaareer ee Looyaqaan Dumeria oo ah Buuro Itraatiji ah lamida Golan Hights kii Syria laga qabsaday dagaalkii Carabta iyo Yahuuda. Djibouti ayaa dacwad u dirsatay midowga Afrika , madaxa  Midowga Afrika Moussa Faki  ayaa boqgiisa Twitterka soo dhigayb  inay  gudi xaqiiqo raadis ah u dirtay Buurahaasi

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+