updated 1:42 PM MDT, Jun 27, 2017

Qisadii ninkii magaciisa daruuraha laga maqlay - Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (17)

  • Published in Wararka


Nin saxaaraha maraya ayaa waxa uu kor ka maqlay daruuro la amrayo in ay ku biyaha ku shubaan nin beertiis. Qisadiiis ninkaas magaciisa kor laga maqlay ayaan ku soo qaadanaynaa barmaamijkan oo ka mida barmaamijyo aan u bixinay qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay. Fadlan halkan ka daawo siina fidi hadaad awoodo. Share garee

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+