updated 10:13 AM MDT, Sep 21, 2017

Askarigii dilay Askariga reer Djibouti oo lagu toogtay Buulo burde.

  • Published in Wararka

BUULO BURDE -(dillapress.com) Ciidamada Soomaaliya oo hawlgalo ku sameeyay magaalada Buulo burde iyo deegaanadeedya ayaa toogasho ku dilay Askari dhawaan dilay Askari ka tirsan ciidanka Djibouti. Ciidanka oo rabay inay gacanta ku soo dhigaan ,Askarigan oo hubaysnaa ayaa iska caabiyay ciidanka Soomaaliya kadibna xabadii  ayaa haleeshay ninkaasi oo uu ku dhintay. Xeer ilaaliyaha ciidanka qalabka sida ee qaybta 21aad Maxamad Cabdiqaadir Maxamad  ayaa saxaafada u sheegay in ninkaasi uu dhintay inkasta oo ay rabeen nay sharciga horkeenaan, balse uu iska caabain sameeyay kadibna la diley

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+