updated 7:42 AM MDT, Jul 30, 2017

Nin Somali ah oo imtixaanka Jinsiyadda Britain u gali jiray Soomaalda la xukumay

  • Published in Wararka


LONDON-(Dilla Press) Aabe Soomaaliyeed oo shan caruura dhalay ayaa lagu xukumay Maxkamamad kutaal Wadanka Ingiiska

Axmed Cali oo 34 dadiisu tahay ayaa la ogaaday inuu imtixaanka u gali jiray Soomaalida isaga oo iticmaali jiray Baasaabooro  foojari ah oo UK iyo Soomaaliya ah.
Axmad ayaa seddex dii jeer ee hore waxba lagu waayay waxaana lagu soo daayay rafcaan,laakiin markale ayaa lagu qabtay isaga oo imtixaan u galaaya qofkii afraad oo sita Baasaaboor been abuura oo Ingriisa.

Dacwad oogaha Maxkamada 

 Andrew Ramsubhag ayaa sheegay in Cali Afarjeer uu aaday imtixaanka  isaga oo imtixaano ku galy magaalooyinka,

Liverpool Croydon,iyo Ilford.

1.Cali waxa uu  imtixaankii ugu horeeyay galay 22 desember 2015 magaalada Liverpool isaga oo sitay baasaaboor been abuura oo Ingriiska ah

Cali oo ku hubaysan baasaaboor been abuura ayaa waxa la wargaliyay  Xarumaha Imtixaanaadka qaada.1 febraayo ayuu imtixaankale rabay inuu galo dawlada ayaana ka joojisay.

10 Juun  ayuu xarun caafimaad latagay baasaaboor been abuura oo soomaali ah. waana la xiray laakiin waala soo daayay,cali oon ka waantoobin xarigii ayaa 17 Disember fariistay imtixaan,Ninkan ayaa waxa uu dhalay 5 caruura oo dadoodu u dhaxayso 1 ilaa 11 jir. islaantiisuna ku hadasho Ingriisi aad u yar ayaa maxkamada la keenay.

Aaaban Soomaaliyeed ayaa la sheegay inuu bilaa shaqo ahaa mudo badan,qareenka u doodayay Cali ayaa ku dufaacday in imtixaanaadka lagu qasbay, waxaana la xukumay 34 bilood isaga oo dambiga loo haystaa yahay inuu waraaqo been abuura watay.

Tagged under Somalia

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+