updated 5:17 PM MDT, Jun 24, 2017

Baarlamaanka cusub ee Somalia iyo dhalashooyinka ajaanibka ee ay kala haystaan

  • Published in Wararka

MUQDISHO, Somalia (dillapress.com) Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa u badan dhalainyaro kala yimid daafaha dunida iyaga oo badan koodu wataan dhalanshooyinka

wadamo kale wadamadaasi oo qaarkood yahiin saaxiibka Soomaaliya qaarna ay yahiin ku ka mida kuwa boobka iyo qalalaasaha ka wada Soomaaliya.
Qaarkood waxa waaye ku rabay inay shidaalka Soomaaliya xadaan sidadbana ay ugu daba gabadaan wadamada jaarka Soomaaliya.iyo kuwo dano siyaasadeed oo fogkaleh
 
Dhinaca kale xildhibaanadan ayaa sanadkan si lagu diirsaday oo xalaala u doortay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, iyaga oo ka fogaaday lacagtii 
ay qaadan jireen xildhinaanadii hore waana ta keentay in guud ahaan 18kii gobol ee Soomaaliya looga dabaal degay doorashada Madaxweynaha.
wadamada ay ka haystaan dhalashooyinka wadanka Ingriiska ayaa ugu badan oo 29 xildhibaan ayaa haysta jinsiyadiisa.mudanaayaasha aqalka hoose
60% ayaa dadoodu u dhaxaysaa 24 ilaa 50 jiro. 54 oo u dhiganta kala barka aqalka sare ayaa dadoodu ka yartahay 50.dumarka ayaa waxay haystaan 14% kuraasta Baarlamaanka

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+