updated 7:33 AM MST, Nov 17, 2017

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inay ciidamo u dirayso Soomaaliya, dabayaaqada bishan, kuwaasoo tegi doona magaalada Muqdisho.

  • Published in Wararka

Wadaag

Dowladda Djibouti ayaa sheegtay inay qeybtii ugu horreysay ee ciidamo laba Batalyan ka kooban ay u dirayso Soomaaliya dabayaaqada bishan May ama horraanta bisha June.

Wasiirka arrimaha dibedda ee Djibouti, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa hadalkan ka sheegay barnaamijka Martida Micrafoonka ee VOA oo uu toddobaadkan marti ku yahay.

Qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso barnaamijka oo dhamaystiran.

 

 


{mp3remote}http://media.voanews.com/audio/News-Maker-14MAY10.Mp3{/mp3remote}

 

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+