updated 6:23 PM MDT, Mar 28, 2017
A+ A A-

Safaarada Soomaaliya ee Talyaaniga .Daawo siday Tahay

  • Published in Wararka

ROMA, Daawo Safaaradii Somaaliya ee Talyaaniga aa warbixiin ku saabsan xaalada ay ku sugan tahay  dayacnaan farabadani ka muuqato una eeg guri kharaabada waxaa hada  dagan dad soomaliyeed oo qaxootiya , filimkan oo wariye talyaani ahi ka soo duubay  29 kii oktober. waxa uu kaga war bixinayaa xaalada ay ku sugan yahiin qaxootiga soomaaliyeed ee dagan Talyaaniga daawasho wacan

http://www.youtube.com/watch?v=btOtRT4Cei8

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+