updated 2:38 PM MDT, May 27, 2017

Magaalada Muqdisho iyo suuqyada malaayga

  • Published in Wararka
Magaalada Muqdisho iyo suuqyada malaayga

Shabakadda warbaahinta Calanka ayaa kormeer gaaban ku soo bixisay suuqa malayga ugu weyn magaalada Muqdisho kaas oo ku yaal degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.

Ganacsiga malayga/kalluunka ayaa u socda si xowli ah, waana xilligii ugu malaay-dabadka fiicnaa, sida ay inoo sheegeen qaar ka mid ah ganaxsatada malaayga.



Sidoo kale waxaanu booqanay xeebta Xamarweyne, halkaas oo uu malaayga kasoo dago.

Qiimaha kallunka ayaanan aheyn waqti xaadirkan mid kacsan, balse waxaa jira xilliyo uu aad u sareeyo qiimaha kallunka sababo la xiriira hilib yari magaalada ka dhalata.



Calanka.

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+