updated 10:13 AM MDT, Sep 21, 2017

Hooyo soomaaliyeed oo 500 oo dollar uga baxday diinta

  • Published in Wararka



DHADHAAB, Xerda Qaxootiga ee ku taal wadanka Kenya ayaa waxa ka socda Kaambayn ama olole lagu gaalsysiinaayo Soomaalida ku jirta xeryaha Qaxootiga ee wadankaasi Kenya .
Ololahan waxaa wada   Soomaalida haysta diinta Kiristanka  oo la shaqaynayo hayado masiixiya  . Waxaa dhawaan  buuqday Telefishanka Aljazeera ee ku baxa luuqada Carabiga hooya soomaaliyeed yaa u sheegtay inay diinta Islaamka uga baxday 500 oo dollar oo kaliya.Hooyadan gaalowday oo lagu magacaabo Maymuun ayaa iyada oo u waramaysa Telefishanka Aljaeera  waxa ay tidhi.

 



"Xaalada nolosha oo  aan raadinaayay wax aan cuno aniga iyo ilmahaygu  ayaa waxaan la kulmay  Baadariga lagu magacaabo Axmed Xayle kaasi oo i siiyay 500 oo dollar si aan u qaado  Masiixiyada  ana sobobo maaliyadeed  awgeed ayaan u aqbalay in aan qaato fikradaasi".




Baadariga oo ay Aljazeera isku dayday inay la xidhiidho oo ay waraysi ka qaado ayaa diiday inuu wax xidhiidha la sameeyo xataa telefonka inuu kula hadlo diiday, badarigan soomaaliga ah oo haysta dhalashada wadanka maraykan ka ayaaa waxa uu qaybiyaa Beybalka oo af- soomaali lagu qoray Jaldigana oo loo  ee kay siiyay Kitaabka Quraanka Kariimka ah, soomaali fara ku tirisa ayaa qaatay diinta masiixilyada duruufaha nolosha oo adag awgeed.

http://www.aljazeera.net/NR/exeres/5FBAF5EC-8960

xigasho

 

Waxaa soo turjumay  Jama.A.

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+