updated 7:33 AM MST, Nov 17, 2017

Dictatorka aan Caanka ahayn Omar Guelle iyo Cawke iyo Bishaaro

  • Published in Wararka

vs

DJIBOUTI- (dillapress.com)

Dadka reer jabuuti cabsi awgeed kama hadli karaan Siyaasada qofkasta oo bani Aadam ahi waxa uu xaq uleeyahay in ladoorto waxna uu doorto lanana tartamo balse cumar Gelle waa nin ka kaliya ee kaligii isasoo sharaxay mucaaradkii oo dhana dalka dibada ugasaaray.

Baraha uu dhaafiyay dictatornimada waxaa kamida isaga oo xusbigiisa kala qaybiya oo yidhaa hebelow aduu halkan iska soo sharax si aan  markan 3 aad lay odhan kaligii buu isasoo sharaxay, kacdonka ka bilaabmay wadamada carabta Djibouti waa uu ka bilaabmay balse xagay ku dambeeyeen dadkii bilaabay kacdoonka waxa ay ku jiraan xabsiga weyn ee Gabood waxaana lagula kacaa xadgudubyo ka dhanna badi aadamnimada dadka ku xidhan halkaasi in lasoo booqdo xataa lama ogola saxaafada xorta ah waa kamadnuuc guud ahaan ba ilaa ay ogolaasho ka helaan madaxweynaha  war kama tabin karaan  daawo video aan ka duubnay maalintii kacdoonka dicisoobay, isaga awgii ayaa loo badaley dastuurkii dhanaa ee wadanka, shacabka reer Djibouti ma dad aan waxna qorin waxna aan akhrinbaa ? maya shacaka reer Djbouti waa shacan aqoon heer sare ka gaadhey siyaasadna aad uga dharagsan balse masiibadu halka ay ka haysataa waa Cumar Geulle oo ah nin dictator ah oo aan ogolayn in cidi kurisaga ku cidhiidhiso waxa uu yahay eedeysane ku eedaysan inuu kadambeeyay dilkii garyaqaan reer France ah . cumar Gelle waa ninka axsaabtii mucaaradka oo dhami kay ka qaxeen wadanka cabudhintiisa awgeed Khudbada masjidka ee jimcaha waxaa laga soo qoraa aqalka madaxtooyadda. Waxaanay dowladu kuu ogayn habayaraatee ma qaban kartid xataa ganacsi. mudaharaad iyo cabirka xoriyatul qowlka lagama ogola Djibouti maalgashiga shirkadaha ajaanibka ah ayuu sheegtaa oo uu yidhaa anaa waxan diin qabtay shirkadda imaaraadka ah ee dekedda dhistay ayuu isku magacaabaa.

Cawke iyo Bishaaro oo ka tirsanaa Telefishanka universal ayaa waxaa loo eryay kadib markii ay waxka biladhaamiyeen dictaytorka

Cumar Gelleh cawke  " Kaneeco , Kuleyl, koronta la,aan." Cumar Gelleh ayaa lacagtii shacabka ku gaajada uga dhinteen ku laaluushay Telefishanka Universal, saasna waxaa lagu eryay  labada wariye oo aad u shidi jiray telefishanka universal, waa cawke iyo Bishaare eh.

 

 

 

Dhacdooyinka

 
 

 

Google+