1
Top News From Somalia
Somalia News /Wararka Soomaalida
Sports
Ads
Adsen
................
DillaPress Video's
| About Us |
|
|
|
|
Dillapress Online News Edition Dilla Press is a news providing services in both English and Somali languages Arabic News DillaPress's mission is to be the essential global news network, providing distinctive news services of the highest quality, reliability and objectivity with reports that are accurate, balanced and informed,source of news, photos, graphics, audio and video. business, commercial, education, technology and human features., with out any political affiliation, Dillapress is able to offer balanced news to the Somali community and other interested parties. DillaPress.com hoyga Wararka Caalamka DillaPress waa Shabakad madaxbanaan waxaanay soo gudbisaa warar lagu kalsoonyahay isla markaana ah kuwo dhex dhexaada oo waa faqsan xeerka saxaafada caalamiga ah,Waxaana idiin soo gudbiya Wararka wariyalaal aqoon sare u leh saxaafada Dillapress Shabakad dhexdhexaad u ah umada oo dhan,hadafka Dillapress waa si dii ay dadka u gadhsiin lahayd wararka diiran ee dunida guud keeda ka dhaca saacadwalba, Warar ka oo is kugu jira qaar muuqaalo ah , qoraal , video, photo , dillapress waxa kale oo ay samaysa Xayaysiis tayoleh hadaad rabto in ganacsigaaga laguu xaayay siiyo usoo dir dillapress , warbarasho waxaa kale oo aad kal helaysan qolkii Bulshadu ku baashaalaysay ood ku sheekaysan kartaan qoraal iyo codba waa chat Room ka IWM .
FG. Maqaalada ku Soo baxa Dillapress Masuul Kama nahin Mana damaanad qaali karno Qoraaga ayaa iskaleh xaquuqdiisa Waxaan Taageernaa Xoriyatul qawlka qofwalba waxii afkiisa ka soo baxa isaga ayaa ka masuula , Waxaan soo dhawynaynaa araahyo kala duwan , bogani waa boga codka shacibaynaha , waxaan ka reebnaa oo kaliya maqaalada aflagaadada ah iyo kuwa cayda ah iyo Waxii abuuri kara qalalaase iyo is ku dhac bulsho . , Fakirka qofka waan soo dhawaynaynaa , We Support Freedom Of Speech
Waad ku Mahad santahiin Soobooqshada aad soo booqateen bogan dhamanba soo booq dayaasha sharaftaleh , ee aanu jecelnahayow.
Editor\Tifatire . jamaal A/llaah Aamiin ila soo xidhiidh hadii aad wax tabanayso ku soo dir emailka This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it .
|
Analysis & Opinions.Araahyo
| DALUUNTIYO QABRIDA ERGO MA'UDIRSANAA Q: 2AAD |
| : Waxaanu Qaybtaan ku Eegaynaa Dagaalkii Labaad ee Aduunka Isbahaysigii Dowladaha Jermalka iyo Talyaaniga : 1938kii waxaa na soo food saaray waji dagaal kolkuu talyaaniga qabsaday ethiopia wuxuu daadin jiray trak cabsi dagaal baana dadkii wada gashay dadka madaxdoodii way wada Baxeen Shaqadiina way joogsatay. sidaad ogtihiin talyaaniga iyo jermalka way is bahaysteen wuuna u hanjabay faransiiska waxay arrini sidaa ahaataba waxaa na soo galay dagaalkii. 1939kii |
| Read more... |
| Dawlad Fuddud Dadkoo Is Dhalan Roggiyo Daanyernimaa Dhaanta.!!! |
| Karaamadii madaxweyne Siilaanyo lagu doortay meeday?Maxaa umadii durbaanada siddatay qaalada baday?ma qorshahii iyo qaybtii laysku ogaa baa wax iska beddaleen? Maxaa umaddii saluugan baahay ugu wacan? |
| Read more... |
| HADH GEED HADH GABI BAA QARSHAY Q: 3AAD by suxufi abroone |
| WAJIGII : 2AAD : Mashruucii Lagu Mooro-Duugay Saldanadii Gadabuursi-Menia Gudoonshuhuna Waa Sir-Arshal 1917-60kii Hadalku haba-yaradee hawshuna haba bad-naatee reer keenaan ilduufay maheshiin karaynaa. arinku wuxuu inoo joogay sir-arshal oo soo bandhigay in la boqro ( CILMI-WARFAA ) Saaxiib dhowna ay ahaayeen gudoonsha mashruuca. |
| Read more... |
| Awdalnews Network after Bashir Goth |
Awdal news network is known to be one of the first Somali news websites that earned a great fame and popularity since its establishment. The great poet, journalist and writer Bashir Goth served as the editor of the news portal since February 2009, during his service in the website Bashir spared no effort in keeping awdalnews a place where the most influential Somali writers meet and share their issues of concern in good mood. |
| Read more... |
| Mr.Madaxweyne,Siilaanyo Wasarrada Cafimaadku Wasiirbay Leeday Ee Maxaa Ku Daba Dhigay Shaqadeeda faragalintu maxay tahay.!!! |
| Dawlada Madaxweyne Siilaanyo waxa ay si xad dhaafa meel ka dhac ugu wadaa xilkii loo doortay iyo muuqaalkii guud ee qaranka JSL ee umada ka dhexeeyey. |
| Read more... |
| Should Somaliland allow the formation of a unionist party? |
Ludicrous idea, isn’t it? How can I suggest such a treacherous idea when I am known as an unflinching advocate for Somaliland’s independence and sovereignty? How could I dare even to utter the ugly U-word which I have denigrated so forcefully and irrevocably in many of my writings? I can see jaws dropping with bewilderment, devoted readers unbelievably double checking the source, and some of those already besotted with cynicism against the loyalty of clans on the fringes of Somaliland jumping to conclusion as soon as they see the title without reading any further and saying with a great sense of satisfaction: “Hey, gotcha? We knew all along that he was a unionist in disguise?” Likewise, I can see also unionist “Somalilanders” getting ecstatic about my rebellious approach. |
| Read more... |
| Q: 1aad : MASHRRUUCII LAGU MOORO DUUGAY SALDANADII GADABUURSI GUDOONSHUHUNA WAA SIR ARSHAL 1917-60 |
| Markii uu sanadku ahaa 1915kii ayaa uu Ugaas Rooble wuxuu ka dalbaday ninkii ingiriiska ahaa ee saylac joogay inuu u sheego oo uu gaadhsiiyo war ah inuu arko SIR-ARSHAL'' ayna Ku kulmaan magaalada berbara. kolkaa dowladii ingiriiska waxay u soo dirtay markab geeya berbara halkaasayna ku kulmeen Ugaas Rooble iyo Sir-Arshal si wanaagsan ayaa loo soo Dhaweeyay oo wuxuu ku dajiyay gurigii martida maalin ayuuna joogay halkaa Ugaaska waxaana sii raacay Cilmi Warfaa |
| Read more... |
| Massege Of Somaliland President |
|
| Read more... |
| ABUU DARR AL-QAFAARI : SAXAABIGII SOO ISLAAMIYAY TOLKIISA OO IDIL |
| Togga lagu magacaabo ”WADDAAN” ayeey degganaayeen qabiilka reer Qhifaar. Xoogaaga ay u soo tuuraan socotada qureysh Ee u kala goosha magaalooyinka Shaam iyo Xijaaz ayeey ku noolaayeen.Mararka qaarkood waxaa dhacda inay si awood leh ay Cuntada uga qaataan, waa haddii aynan siinin markaas waxay Doonayeen. Haddaba, Saxaabiga la yiraahdo Jundub Binu Junaada, kunyadiisuna tahay Abuu Dar ayaa wuxuu ka dhashay qabiilkaas aan soo sheegnay ee Qhifaar. |
| Read more... |
| Mr. Cukusow “Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira.” |
| Waxay warbaahinta Somaliland fidisay digniin uu Afayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) uu u jeediyey saxaafadda isaga oo uga digay falanqaynta iyo faragalinta wax ka arrimaha Diinta iyo Qabiilooyinka. Ma aha markii ugu horreysay ee Cukuse uu isticmaalo erayga “digniin”. Waxana la yaab leh nin sheeganaya Afyeen Madaxweyne oo isticmaalaya erayga “digniin”. |
| Read more... |
Tacsi
| TACSI INAALI LAAHI WA INAA ILAAHI RAAJACUUN Marxuun Cumar Xassan |
![]() Waxaan tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Ilaahay ha u naxaristee Omar Hassan oo ku geeriyooday Magalada Toronto,ee dalka Canada. Waxaan tacsi gaar ah u diryanaa dhamaan qaraabadisii siiba xaaskisii(Amina Sh Ibrahim Si’arag), caruurtisii iyo dhamaan saaxibadiisi oo dhan. Waxaa ilahay uga baryanaa |
| Read more... |
| TACSI,INALILAAHI WA INALILAAHI RAJUCUUN,GEERIDU WAA XAQ |
![]() HALKAN WAXANU KA TACSIYADAYNAYNAA QOYSKA IYO QARABADA UU KA GEERIYOODAY MARXUUN, YUSUF XUSUN XIINWAAL OO SHALAY KU GEERIYOODAY WADANKA HOLAND , MAGALADA ALKMAAR , HADABA WAXANU TACSI HAWADA UMARINAYNAA GEERIDAA NAXDINTA LEH EE KU TIMI QOYSKA REER XIINWAAL IYO DHAMAN JALIYADA SOMALIDA EE WADANKA HOLAND. |
| Read more... |
| Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun |
Waxaan tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Ilaahay ha u |
| Read more... |
| TACSI Wxaaan tacsi u diryanaa |
| qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay ilaahay ha u naxariistee Cosob Da’uud Yusuf oo shaylay ku geeriyootay wadankii. Waxaa Ilaahay uga baryanaa Marxuumadaasi in Ilaahay geeyo janadii qoyskii ay ka baxdayna samir Ilaahay ka siiyo. |
| Read more... |
| TACSI INAALI LAAHI WA INAA ILAAHI RAAJACUUN |
| Waxaa shalay ku dhintay Magaalada Gabyaray Ilaahay ha u naxariisdee Mohamoud Hori Are. Anaga oo ah dadka hoos ku qoran waxaan halaka uga tacsinaynaa qoyskii, saxibadii iyo dhamaan reer Hori geerida naxdinta leh ee ku timid. Marxuunkaa waxaan Ilaahay uga baryanaa in Ilaahay uu geeyo janadii amiin amiin 1.Sheikh A/rahmaan Warfaa xaaskiisa 2. Smail Nur xaaskiisa 3. Mohamed Sheikh Mohumed Alabari iyo xaaskiisa 4. Omar Abdi Gele iyo xaaskiisa 5. Hassan Sheih Ali iyo |
| Read more... |
| Tacsi Ka Socota Reer TX Dallas . Marxuun SH. Cumar Barkhad Rooble |
![]() Dhamaaanba Reer TX Dallas Waxay Tacsi ay ka tacsiyeynayaan waalidkooda sh Cumar Barkhad Roble ... waxaan eebe u weydiinaynaa Sheekhaa wayn in Eebeheen jannada ka waraabiyo...innagana samir iyo immanan inaga siiyo....aaamin Nuux Amin |


Barnaamijyada Idaacadda 04:00 GMT





