toolbar powered by Gamal Cabdallahi Amin
" Dillapress ka bogo Wararka Dalka iyo dibada oo degdega, Rogo Toolbarka oo ka daawo LIVE TV sida RTD Djibouti TV IYO UNIVERSAL iyo Sports. "
Custom Search
 
 

1

Rukumo Facebook iyo Twitterka oo nagala soco Follow dillapress on Twitter

Top News From Somalia

Sports

Main Menu

Ads

Adsen

................

and

DillaPress Video's

Watch videos at Vodpod and more of my videos
Click on the slide!

Cambaarayn Ururka Ardayda Somaliland ee Dalka Yamen

News/Wararka >> Wararka/News

Dalada ururka ardayda jsl ee dalka yemen waxay si wada jira u cambaaraynayaan  shakhsiyaad isku  magacaabay inay matalaan ururka aradyda jsl ee dalka yemen oo sheegay inay la kulmeen wasiirka waxbarashada somaliland .Waxay dalada uruka ardayda  jsl cadaynayaan inaanay matalin  shakhsiyaadkaasi  yihiina kuwo wata  dano ugaara iyaga  ahna  kuwa  ka shaqaynaya kala   fogaynata  aradayda jsl ee marwalba isku duuban.Waxa uu ururku  marlabaad iyo marsadexaadba cadaynayaa inaanay  shakhsiyaadkaasi ku  hadli Karin afka ardayda jsl ee dalka yemen.

More...
Click on the slide!

Islamist militants in Somalia kill 32, including six MPs

News >> News

al-Shabab claims responsibility for attack on hotel in MogadishuMilitant Islamist group al-Shabab has taken responsibility for an attack on the Muna hotel in Mogadishu, Somalia that killed 32 people, including six MPs. Dressed as government soldiers, militants shot the hotel’s guard and rampaged through the building for about an hour, killing guests. A suicide bomber then blew himself up. al-Shabab aims to overthrow the African-Union-backed transitional government so it can impose Islamic rule.

More...
Click on the slide!

Somaliland: ACP-EU Acknowledges “Realities”

News >> News

 The meeting of ACP-EU representatives in the Seychelles has noted in its final communiqué the need for solutions to the crisis in Somalia to note the realities in Somaliland amongst others.Below is an article published by UNPO:Meeting in the Seychelles over the course of 14-15 July 2010, the joint parliamentary assembly of African, Caribbean, and Pacific and European Union countries discussed issues of key concern to East Africa, with a focus on the ongoing insecurity facing Somalia and associated offshore piracy.

More...
Click on the slide!

Warsaxaafadeed :Safiirka Engriiska u fadhiya Ethiopa oo Buuqasho ku yimid Somaliland

News/Wararka >> Wararka/News

JAMHUURIYADDA           SOMALILANDRepublic of                                           SOMALILAND Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada  JSL                         Date: 22/08/2010   Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti saddex Xubnood ka kooban oo uu hogaaminaayo Safiirka ingiriiska u fadhiya Addis-Ababa. Weftigin oo u jeedada socdaalkoodu ahaa sii adkaynta xidhiidhka u dhexeeya labada Waddan ee somalialnd iyo Ingiriiska  iyo u kuur-gelida waxyaalaha ugu haboon ee ay iska kaashan karaan labada dhinac.

More...
Click on the slide!

Minnesota’s Somalilanders celebrate their homeland’s democracy

News >> News

New Somaliland President Ahmed Mohamed “Silanyo” Mohamoud faces formidable challenges. Credit: Photos by Issa A. Mansaray In late July, hundreds of Somalilanders in Minnesota gathered at the Hilton Hotel in downtown Minneapolis to celebrate elected President Ahmed Mohamed “Silanyo” Mohamoud’s victory in Somaliland.After President Silanyo, as he is commonly called, defeated incumbent Dahir Riyale Kahin in June elections, Somalilanders in Minnesota said it was time to celebrate and reflect on the country’s future. Hundreds of people from Somaliland, the breakaway republic, gathered to listen to a recorded video message from President Silanyo and members of his Kulmiye political party based in Minnesota.

More...
Click on the slide!

Go aamo Uu soo saaray Wasiirka Cadaalada ee Jamhuuriyada Somaliland Pro. Ismaaciil M.Aare

News/Wararka >> Wararka/News

Hargeisa Somaliland. Dillapress.com.“Wasaaradda cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland iyada oo cuskanaysa qodobka 106-aad ee dastuurka qaranka faraqdiisa 1-aad kaasi oo qeexaya inay wasaaradda cadaaladdu u xil saaran tahay fulinta go’aammada Guddiga Cadaaladda.Sidaa daraadeed, waxaannu halkan ku faafinaynaa go’aanka nambarkiisu yahay MG/GGC/G-3/03/2010 ee 08/08/2010 waana sidan hoos ku qoran:- 1. In dhammaan garsoorayaasha ku-meelgaadhka ku shaqeeyaa ay yimaaddaan maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, taariikhdu marka ay tahay 20/09/2010.   2. In Garsoore Cabdiraxmaan Cali Maxamed, laga beddeley Maxkamadda Racfaanka Laascaanood, loona beddelay Maxkamadda Racfaanka Gobolka Awdal Borama. .

More...
Click on the slide!

Rammadaan Kariim dhamaan Umatu Muslimiin.

News/Wararka >> Wararka/News

 Maanta oo ah maalin Arbaca ah ayaa Muslimiinta aduunku ay sooman yahiinbadankoodu, waxaanu leenahay ilaahay hadidinka aqbalo soonkiiina Sannad ka sanadkiisana haynagu gaadhi siiyo caamfimaad qab iyo Camal cuusban,

More...
Click on the slide!

UN to return to Somalia within two months: envoy

News >> News

By Abdiaziz HassanNAIROBI - The United Nations and foreign missions and organisations will move back inside Somalia within two months after an absence of more than 17 years, a senior U.N. official said on Sunday.Most embassies, foreign charitable organisations and the United Nations itself have been based in Nairobi because of security concerns in most of Somalia and near-daily gun battles and mortar attacks in the capital, Mogadishu.The U.N. left Somalia in 1993 and most embassies withdrew years earlier.Augustine Mahiga, the U.N. special representative for the Horn of Africa country, said a decision to relocate senior staff to Somalia had been taken by U.N Secretary-General Ban Ki Moon.

More...
Click on the slide!

Siyaasiga Maxamed jaamac Abgaal oo ka mid ah siyaasiyiinta reer Awdal ee ka tirsan xisbiga tallada ka dagey ee UDUB oo ka hadlay Mudaharaadadii Borame

News >> News

Shir jaraadi oo uuu qaybtay ayuu kaga hadlay dhalinyarada rabshadaha ka waday Borame labada maalmood inay dareenkooda wadaniyadeed ku muujinaayeen halkan ka dhagaysoshir abgaaaal

More...
Click on the slide!

Halkan Ka dhagyso Khudbadii Xilwareejinta

News/Wararka >> Wararka/News

 Hargeisa .Dillapress.com .khudbadii Maxdaxweyne Riyaale iyo M.siilaanyo ee xilwareejinta Khudbadihii Madaxweyne Rayaale iyo Siilaanyo 

More...
Click on the slide!

Africa’s Year of Elections: Africa is in the throes of election fever. But more voting does not necessarily mean more democracy. In fact, African dictators are getting better at rigging elections.

News >> News

 BURUNDI has just had one, as has Guinea. That came hot on the heels of the semi-autonomous region of Somaliland’s, which followed Ethiopia’s. Rwanda is bracing itself for one at the beginning of next month, and after that Tanzania, Chad and several others are due to follow. By the end of December a score of sub-Saharan Africa’s 48 countries should have gone to the polls for an assortment of local, regional and national elections. Kenya is also holding a vital constitutional referendum on August 4th. This is a big year for African voters.

More...
Click on the slide!

The pen is mightier than the gun? Depends

News >> News

The pen is mightier than the gun? Depends Anthony Jenkins/The Globe and MailSomalia is trying to kick-start a peace process. Will it work? It’s difficult to imagine things getting much worseSomalia is in the midst of a bold experiment: to see whether the development of a new constitution can help to bring peace to a country in desperate straits. Mired in violence and civil disorder, Somalia is No. 1 on the Failed States Index of Foreign Policy/The Fund for Peace. Pretty much the only thing Somalia is known for these days is radical dysfunction. A new democratic constitution? You’ve got to be joking.

More...
Click on the slide!

Xuska sanadguuradii 19aad ee la soo noqoshada xoriyada Somaliland oo ka dhacay wadanka Uganda.

News/Wararka >> Wararka/News

 Waxa maalintii salaasada, habeenimadii arbacadu soo galaysay oo ku beegnayd 18 may,2010, ka dhacday wadanka Uganda, xaflad aad u balaadhan oo si heer sare ah loo sooagaasimay, laguna xusasay sanadguuradii sagaal iyo tobnaad ee ka soo wareegtaymaalintii Guurtida, Sallaadiinta, Siyaasiyiinta, aqoonyahanka, haweenka iyodhalinyarada reer Somaliland ay go’aamiyeen in xoriyadii halowday ee lixdankii tubtaqaloocan qaaday dib loo soo celiyo.  Xafladan oo ka dhacday Hotelka caalamiga ah eeHotel International ee ku yaala xaafalada Muyenga, waxa ka soo qayb galay martisharaf aad u fara badan oo gaadhayay 600 oo qof,

More...
Click on the slide!

ururka ardayda somaliland ee dalka yemen oo qabtay xaflada 18ka may

News/Wararka >> Wararka/News

SANCA(Dillapress.com):xaflad si heersare ah loosoo agaasimay ayaa lagu qabtay hool ku yaal magaalada sanca ee dalka yemen oo la yidhaahdo ibnu amiir, xafladaas o ay soo qaban qaabiyeen ururka ardayda somaliland  ee yemen ayaa ugu horayn waxa halkaasi ka hadlay gudoomiyaha ardayda somaliland mudane maxamed cali yuusuf, gudoomiyuhu wuxu aad uga hadlay maalintan 18ka may iyo xusuusta ay leedahay isgaoo ugu baaqay ardayda somaliland inaanay marna ka baaqsan xafladaha noocan oo kale ah, waxa kale oo uu mahad uceliyay ardayda ka qayb qaadatay diyaarinta munaasibadan.

More...
Frontpage Slideshow (version 2.0.0) - Copyright © 2006-2008 by JoomlaWorks
Cambaarayn Ururka Ardayda Somaliland ee Dalka Yamen
Tuesday, 31 August 2010 12:18


Dalada ururka ardayda jsl ee dalka yemen waxay si wada jira u cambaaraynayaan  shakhsiyaad isku  magacaabay inay matalaan ururka aradyda jsl ee dalka yemen oo sheegay inay la kulmeen wasiirka waxbarashada somaliland .
Waxay dalada uruka ardayda  jsl cadaynayaan inaanay matalin  shakhsiyaadkaasi  yihiina kuwo wata  dano ugaara iyaga  ahna  kuwa  ka shaqaynaya kala   fogaynata  aradayda jsl ee marwalba isku duuban.
Waxa uu ururku  marlabaad iyo marsadexaadba cadaynayaa inaanay  shakhsiyaadkaasi ku  hadli Karin afka ardayda jsl ee dalka yemen.

Last Updated on Friday, 03 September 2010 20:16
Read more...
 
KPMG Uncovers Financial Fraud at The Centre for Humanitarian Dialogue
Monday, 30 August 2010 20:57
by Ethan Strassfield, Big4.com Staff Reporter
August 30th, 2010
The Centre for Humanitarian Dialogue (CHD), an independent mediation organization, has sadly been the victim of business fraud by its own former Director of Finance and Administration. The fraud was discovered in June 2010 by CHD senior management, who then engaged KPMG to conduct a full investigation.

This is an unfortunate occurrence in an organization that does great work in promoting peace all over the world. Since 1999 CHD, an independent mediation organization, has been improving the global response to armed conflict through mediation. It helps belligerents find ways of resolving their differences peacefully and addresses humanitarian issues to reduce the impact of conflict on civilians, with notable successes in Aceh, Philippines, Darfur and Somaliland.
Read more...
 
Awdalnews Network after Bashir Goth
Sunday, 29 August 2010 23:58

Awdal news network is known to be one of the first Somali news websites that earned a great fame and popularity since its establishment. The great poet, journalist and writer Bashir Goth served as the editor of the news portal since February 2009, during his service in the website Bashir spared no effort in keeping awdalnews a place where the most influential Somali writers meet and share their issues of concern in good mood.
Read more...
 
Afhyeenka Beelaha Jibriil Yoonis ee Mudahaaradii ka dhacay Borama Mudane Maxamed Axmed Ibrahim (Ilkacase) oo jeelka Borama loo taxaabay ka dib markii uu todobaadkii inaga tagay maqaal ka hadlaya mudahaaradii Borama ku daabacay saylac.com.
Sunday, 29 August 2010 21:20
Borama(Saylac.com)-Afhayeenka Beelaha Jibriil Yoonis ee Saluuga Xukumada Silaanyo ayaa sida uu khadka telefoon noogu waramay ku jira Jeelka Borama isagoo shabakada saylac.com u xaqiijiyey in lagu lagu soo xidhay maqaal uu todobaadkii inaga tagay ku daabacay shabakada Saylac.com.

Afhayeenka beelaha Jibriil Yoonis ee mudaharaadadii ka dhacay Borama ayaa waxa uu sheegay in Saakay oo bishu tahay Aug 29,2010 Saacady Markay abaareysay 10kii Subaxnimo Booliska Magaalada Borama ay kala dhex baxeen isagoo ku sugan Gurigiisa.
Read more...
 
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Saturday, 28 August 2010 09:21

Ludicrous idea, isn’t it? How can I suggest such a treacherous idea when I am known as an unflinching advocate for Somaliland’s independence and sovereignty? How could I dare even to utter the ugly U-word which I have denigrated so forcefully and irrevocably in many of my writings?  I can see jaws dropping with bewilderment, devoted readers unbelievably double checking the source, and some of those already besotted with cynicism against the loyalty of clans on the fringes of Somaliland jumping to conclusion as soon as they see the title without reading any further and saying with a great sense of satisfaction: “Hey, gotcha? We knew all along that he was a unionist in disguise?”  Likewise, I can see also unionist “Somalilanders” getting ecstatic about my rebellious approach.
Last Updated on Saturday, 28 August 2010 09:57
Read more...
 
274 kg Markey ka bixi kariweyday Albaabkeeda loo jebiyay Gidaarka Daawo
Thursday, 26 August 2010 21:15

Daawo videogan gabadhan waxa ay u dhalatay wadanka Thailland yada oo ah haweyda aduunka ugu buuran

waxay awood u weysay inay ka baxdo gurigeeda wiish baana lagu dalacay .

 
Somalia has a role model for success on its doorstep
Thursday, 26 August 2010 19:55


Torn between violent extremists and a puppet government, Somalia could look to Somaliland for a lesson in nation building

A young boy leads al-Shabab fighters on military exercise in northern Mogadishu, Somalia A young boy leads al-Shabab fighters on military exercise in Suqaholaha neighborhood in northern Mogadishu, Somalia. Photograph: Farah Abdi Warsameh/AP

The escalating war for control of what is left of Somalia, between the al-Shabab extremists and the African Union puppet "transitional federal government", offers little hope of peaceful resolution. Al-Shabab is now deeply entrenched and, with the help of foreign jihadists, virtually controls all southern Somalia.

Read more...
 
Dome Miracle In Nepal.... Musjiso Rari .Daawo video
Thursday, 26 August 2010 17:42

 Mucjiso Rabi Masjid lasaarikariwaayay Munaarada oo awooda ilaahay lagu saaray.

Incident ToOk Place In Nepal Where The Local People Were BuildinG A Masjid.
Were Worrie About The Dome To Be Placed Over The Minaret As They Dint Had Any Crane Facility
So They Decided To Call For ALLAH's Help As They Started To Make Dua And Ask For Help From ALLAH The Dome Miracally Was Placed On The Minaret
SUBHAN ALLAH

Last Updated on Thursday, 26 August 2010 17:48
 
kulan dhexmaray Gudoomiyaha xisbiga UCID: Eng faysal cali waraabe iyo gudi ka socota jaaliyada Somaliland ee dalka Yemen.
Wednesday, 25 August 2010 21:20

Kulan dhex maray Gudoomiyaha xisbiga UCID iyo qayb ka mida jaaliyada Yemen
Maalintii arbacada ee taariikhdu ahayd 18-08-2010 (8ramadaan) ayaa waxa kulan ku yeeshay Xarunta dhexe ee xisbiga UCID ku leeyey caasimada Somaliland ee magaalada Hargeisa, kulankaas oo iskugu jiray xogwaran , isbarasho iyo gudbin ka socota laanta xisbiga UCID ku leeyey dalka yemen.
 
Kulankaas oo socdey qiyaastii saacad ayaa wuxuu dhexmaray gudoomiaya xisbiga cadaalada iyo daryeelka Eng faysal cali waraabe iyo jaaliyada dalka yemen qayb ka mida oo hada fasax ku jooga dalka oo uu horkacaayo Eng Hamdi A/raxman ismail showle iyo Sheekh bashiir cismaan cigaal, kulankaas waxa laysku kala weydaarsadey lagagana doodey arimo taabanayaa bulsho weynta Somaliland ee dalka yemen iyo gaar ahaan dhaqdhaqaaqa xisbiga ucid ku leeyey dalka yemen iyo sidii kor loogu sii qaadi lahaa laanta xisbiga ee dalka yemen.
Read more...
 
Cambaarayn dhacdadii foosha xumayd ee ka dhacday Muqisho iyo Tacsi
Wednesday, 25 August 2010 21:18

waxan cambaaraynayaa dhacdadii foosha xumayd ee ay gaysteen dadkii waxmagaratada ahaa ee ka dhacday huteel muna waxanan shacabka soomaaliyeed ee ay dhibaatadu soo gaadhay uga tacsiyadaynayaa dhammaanba geeridii ku timid shacabka soomaaliyeed ee ka dhacday huteel muna caasimada soomaaliya ee muqdisho waxanan ilaahay uga baryayaa inuu naxariis jano ka waraabiyo ummada soomaaliyeedna uu ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo.
Read more...
 
Islamist militants in Somalia kill 32, including six MPs
Tuesday, 24 August 2010 15:49


al-Shabab claims responsibility for attack on hotel in Mogadishu
Militant Islamist group al-Shabab has taken responsibility for an attack on the Muna hotel in Mogadishu, Somalia that killed 32 people, including six MPs. Dressed as government soldiers, militants shot the hotel’s guard and rampaged through the building for about an hour, killing guests. A suicide bomber then blew himself up. al-Shabab aims to overthrow the African-Union-backed transitional government so it can impose Islamic rule.

Last Updated on Tuesday, 24 August 2010 15:50
Read more...
 
Massege Of Somaliland President
Monday, 23 August 2010 20:48

 
Mr.Siilaanyo we hate those who feed racism, who feed fear, and who feed their
own ego with constant grand standing for whatever their cause is.Why are the political leaders in Somaliland abusing their powers? Why are they
lawless? Why has the society failed to checkmate their powers? Somaliland’s
democracy project and its civic well being is in absolute danger, if the society
does not tame the absolute power wielded by those in position of authority.Human
beings tend to abuse powers  whenever they have excess of it.

Last Updated on Monday, 23 August 2010 20:52
Read more...
 
Somaliland: ACP-EU Acknowledges “Realities”
Monday, 23 August 2010 17:54

 The meeting of ACP-EU representatives in the Seychelles has noted in its final communiqué the need for solutions to the crisis in Somalia to note the realities in Somaliland amongst others.
Below is an article published by UNPO:
Meeting in the Seychelles over the course of 14-15 July 2010, the joint parliamentary assembly of African, Caribbean, and Pacific and European Union countries discussed issues of key concern to East Africa, with a focus on the ongoing insecurity facing Somalia and associated offshore piracy.

Last Updated on Monday, 23 August 2010 18:14
Read more...
 
Warsaxaafadeed :Safiirka Engriiska u fadhiya Ethiopa oo Buuqasho ku yimid Somaliland
Sunday, 22 August 2010 13:48

JAMHUURIYADDA           SOMALILAND

Republic of                                           SOMALILAND

 Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada  JSL                         Date: 22/08/2010 

 Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti saddex Xubnood ka kooban oo uu hogaaminaayo Safiirka ingiriiska u fadhiya Addis-Ababa.
 
Weftigin oo u jeedada socdaalkoodu ahaa sii adkaynta xidhiidhka u dhexeeya labada Waddan ee somalialnd iyo Ingiriiska  iyo u kuur-gelida waxyaalaha ugu haboon ee ay iska kaashan karaan labada dhinac.

Last Updated on Sunday, 22 August 2010 14:44
Read more...
 
DALUUNTIYO QABRIDA ERGO MA'UDIRSANAA
Saturday, 21 August 2010 14:29

Ummaadda Soomaaliyeed oo ah midda ugu xadaarad dheer Geeska Afrika, islamarkaasna lahayd imaarado lahaa xadaarad dheer sida imaaradihii Saylac (Awdal) Iyo Harar (oo ahayd xadaaraddii Islaamku ka faani jirey) ayaa gumaystayaashii reer Yurub bilaabeen in ay kala dhantaalaan quwaddaas xoogga lahayd ee ka jirtey Geeska Afrika. Markii ay gumaystayaashii reer Yurub soo gaareen geeska Afrika (si Afrika loo qaybiyo 1884) ayay Soomaaliya u kala qaybsadeen saddex (Talyaani, Ingiriis iyo Faransiis).

Read more...
 
ABUU DARR AL-QAFAARI : SAXAABIGII SOO ISLAAMIYAY TOLKIISA OO IDIL
Saturday, 21 August 2010 14:27
Togga lagu magacaabo ”WADDAAN” ayeey degganaayeen qabiilka reer Qhifaar. Xoogaaga ay u soo tuuraan socotada qureysh Ee u kala goosha magaalooyinka Shaam iyo Xijaaz ayeey ku noolaayeen.Mararka qaarkood waxaa dhacda inay si awood leh ay Cuntada uga qaataan, waa haddii aynan siinin markaas waxay Doonayeen. Haddaba, Saxaabiga la yiraahdo Jundub Binu Junaada, kunyadiisuna tahay Abuu Dar ayaa wuxuu ka dhashay qabiilkaas aan soo sheegnay ee Qhifaar.
Last Updated on Saturday, 21 August 2010 14:31
Read more...
 
Camaroon have the best fans in Sweden during World cup
Friday, 20 August 2010 17:03
Watch Videos here



Watch more video
 
SAXAABADII RASUULKA ( SCW ) by abroone
Thursday, 19 August 2010 18:32
CABDULLAAHI BINU XUDAAFA AL-SAHMIYI(1)Saxaabi kasta, taariikh nololeedkiisu wax un buu caan ku ahaa. Matalan, waxaynu wada ognahay in Saciib Binu Caamir Al-Jumaxi (rc) uu caan ku ahaazuhdiga iyo in la naco dhaldhalaalka adduunyada. Haddaba, Cabullahi Binu Xudaafi Al-Sahmi wuxuu isagu caan ku ahaa geesinnimo iyo in aan loo jixin-jixin cadowga Alle. Diinta Islaamka, waxay u suurto gelisay Cabdullahi in uu la kulmo labadii boqor ee jiray wakhtigaas ee kala ahaa Kisraa iyo Qaysar oo kala xukumi jiray Faaris iyo Ruum. Nasiib wanaag, Cabdullahi Binu Xudaafa wuxuu nasiib u yeeshay inuu la kulmo labadaas boqor.
Read more...
 
Minnesota’s Somalilanders celebrate their homeland’s democracy
Thursday, 19 August 2010 18:27


New Somaliland President Ahmed Mohamed “Silanyo” Mohamoud faces formidable challenges.
 Credit: Photos by Issa A. Mansaray

In late July, hundreds of Somalilanders in Minnesota gathered at the Hilton Hotel in downtown Minneapolis to celebrate elected President Ahmed Mohamed “Silanyo” Mohamoud’s victory in Somaliland.

After President Silanyo, as he is commonly called, defeated incumbent Dahir Riyale Kahin in June elections, Somalilanders in Minnesota said it was time to celebrate and reflect on the country’s future. Hundreds of people from Somaliland, the breakaway republic, gathered to listen to a recorded video message from President Silanyo and members of his Kulmiye political party based in Minnesota.
Read more...
 
Statement of Assurance to Our Donors
Thursday, 19 August 2010 18:24

AMOUD FOUNDATION
        For Education and Development
          P.O. Box 165614, Irving, TX (972) 871-8297  
 
  Statement of Assurance to Our Donors Aasslamu Aalaikum Wa Rahamatulla Wa Baraktuhu, Bismillah Rahamaani Raheem

In its charitable work to provide humanitarian assistance to impoverished communities in the Horn of Africa and elsewhere,
Amoud Foundation complies with the U.S. Department of the Treasury, US department of Justice  & IRS guidelines to ensure donor funds
are used for charitable purposes only and takes proactive measures to safeguard from diversion of funds to unintended purposes.
The Foundation follows the U.S. Department of the Treasury matrix of risk factors for U.S. charities to ensure that grantees use the
 funds only for verifiable charitable purposes
The Amoud Foundation assures that;
All donations goes for the intended purpose and  can be verifiable
Amoud Foundation does not use any other third party organization to disperse the donations instead uses volunteers that are accounted to the foundation.
Read more...
 
War-saxaafadeed: Dhaarinta Wasiirada Cusub Oo Maanta Ka Dhacday Madaxtooyada Somaliland DAAWO SAWIRADA
Thursday, 12 August 2010 20:33



JAMHUURIYADDA                 SOMALILAND
   Republic of                        SOMALILAND

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL         Date:12/08/2010
War-Saxaafadeed
Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Dr. Maxamed Xirsi Oomane ayaa maanta gelinkii hore Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirkada ku dhaariyay Qarsiga Madaxtooyada JSL, waxaana munaasibada dhaarinta goob-joog ka ahaa Madaxweynaha JSL Mude: Axmed Maxamed Maxamuud SiilaanyoXubnaha cusub ee Golaha Wasiiradu waxay ku dhaarteen dhaarta distooriga ah oo nuxurkeedu yahay inay dalka somalilnad iyo dadkaba ugu adeegayaan daacadnimo, cadaalad iyo sinaan.

Last Updated on Thursday, 19 August 2010 18:12
Read more...
 
« StartPrev12345678910NextEnd »

Page 1 of 31
Copyright © 2009: All Rights Reserved : Dillapress.com, Media Network

Powered by G. A.Amiin ...Design
web counter code
Visits Increase your website traffic with AutomaticSiteMap.com